Soomaalida ka ganacsata K/Afrika oo lagu eryanayo wadooyinka (dhegayso)

Soomaalida ka ganacsata K/Afrika oo lagu eryanayo wadooyinka (dhegayso)

Dad ka caraysan Ajaaniinta Africaanka ah ee ka shaqaysta dalkaasi koonfur Afrika ayaa waxa ay bilaabeen weeraro ka dhan ah dadkaasi oo ay Soomaalidu ku jirto.

hadaba si aan arimahan faah faahin uga helno waxaan ka waraysanay wariye Cabdisalaan Axmed Shire oo ku sugan dalkaasi Koonfur Africa.

Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com