Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa duleedka waqooyi ee Garoowe ku soo dhaweeyey 85 qof oo ka soo barakacay colaadda Soomaalida iyo Oromada ee ka hureysa gobolka Soomaalida ee Itoobiya. Dadkan ayaa sheegay in ay dhinteen badanaa dadkii ay ehelka ahaayeen ayna dileen ciidamada Oromada kilinka oo kaashanaya shacabka Oromada.
Barakacayaasha oo ay ka muuqato diif iyo diihaal dheer warbixintooda waxaa inoo haya cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS