Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay doonaan wadahadal lala galo dowlada federaalka soomaaliya oo ku saabsan arrimaha ammaanka, wada shaqeynta dhaqaalaha iyo horumarka dalka.
Wasiirka u qaabilsan maamulka Somaliland arrimaha dibadda Sacad Cali Shire oo kulan kala qaybgalay jaaliyada maamulka Somaliland ee ku sugan magaalada London ayaa sheegay in maamulkiisa uu kor u qaadi doono wadahadalo mustaqbalka dhaw ay la galaan dowlada federalka ee uu hogaamiyo Maxamed Cabdullahi Farmajo iyo wada shaqeyn dhex marto.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir iyo
Xigasho qoraalka qaar Abdiaziz Hassan Ibrahim (Loyal)
COMMENTS
[…] http://www.daljir.com/soomaaliland-oo-codsatay-inay-wadahadal-lagasho-dowladda-soomaaliya/ […]