Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee maamulka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi uusan xaq ulahayn in uu yiraahdo wadahadal lalama galayo dowladda faradaalka Soomaaliya .
Faysal ayaa sheegay in arintaasi ay ku timid caadifad shaqsi oo uu Muuse Biixi ku kacay ,taasina aysan ka dhex shaqayn doonin Soomaaliland.
Dhegayso.
COMMENTS