Wasiirka wasaarada maaliyada dowladda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in heshiiskan ay kala saxiixdeen Bank-ga adduunka ay kutimid dadaal dhanka maaliyada ah oo ay dowladda samaysay.
Dhankeeda Agaasimaha Bank-ga adduunka ee Bariga Afrika, Bella Bird ayaa munaasabadda lagu saxiixay heshiiska $80 Miylan ah ka sheegtay in Bank-ga adduunku uu aad ugu amaanayo dawladda Soomaaliya sida ay xil isaga saartay horumarinta dhaqaalaha iyo geedi socodka hannaanka cafinta daymaha.
Dhegayso.
COMMENTS