Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Marwo Tiina Intelmann, oo booqasho sharafeed ugu timid, iyaga oo ka wada hadlay danaha dheef-wadaagga ah ee labada dhinac.
kunkanka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Danjiraha Midowga Yurub ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinka iskaashiga iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub ee dhinacyada amniga, horumarinta iyo dhaqaalaha.
Dalalka Midowga Yurub ayaa waxaa ay Soomaaliya ka taageeraan dhinacyada Amniga dhaqaalaha igo tababarka Ciidamada.
COMMENTS