Sucuudiga oo Somaaliya ka qaaday Xayiraadi Xoolaha (dhegayso)

Sucuudiga oo Somaaliya ka qaaday Xayiraadi Xoolaha (dhegayso)

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dalka Sheikh Nuur Maxamed Xassan oo Warbaahinta dawlada hadal siinayay ayaa sheegay shirar badan oo ay la yeesheen wasaaaradda degaanka Sucuudiga inay isku raaceen xaqiijiyeena in Xoolaha Soomaliya ay Caafimmaad qabaan .

Wasiirku wuxuu sheegay inta xajka ka dhiman in Sucuudiga loo dhoofin doono Hal Millyan iyo boqol kun oo Neef oo Ari ah ayna ku Tala jiraan Suuqya cusub ooo loo raadsho Xoolaha Soomaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com