Sucuudiga oo soo celiyaay ku dhawaad 30 Kun oo neef & Arragtida Shacabka PL (dhegayso)

Sucuudiga oo soo celiyaay ku dhawaad 30 Kun oo neef & Arragtida Shacabka PL (dhegayso)

Magaalada Bosaaso waxaa maanta soo gaaray Markab siday ku dhawaad 30 kun oo neef oo Ari ah oo uu Sacuudiga dib u soo celiyay .

Maamulka gobolka iyo wasaarada xanaanada xolaha ayaan ilaa iyo hada ka hadlin xiriiro aan la samenaya nooma suurtoobin in ay telfoonka naga qabtaan.

Waxa ay dowladdu sheegtay in la baaray sababta keentan in xoolaha intaa laeg l soo celiyo .

Qaar kamid ah Ganacsatadii uu u rarnaa Markabkan ayaa noo xaqiijiyay in gudaha Markabkan ay ku baqtiyeen ilaa iyo 2 kun oo neef oo kamid ahaa xoolihii saarnaa Markabkan .

Ganacsatada ayaa sheegay inaysan doonayn in xiligan Idaacada ka hadlan,iyago noo sheegay in dib ay kala hadli donaan bahda saxaafadda.

Lakin qaar kamid ah Shacabka Puntland ee ku sugan degaanadda kala duwan ee Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Go’aanka dowlada sucuudiga kusoo celisay xolahaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com