Suuqa Magaalada Galkacyo ayaa dib loo furay kadib dagaalkii malinimadii khamiistii ka dhacay magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug, Dagaalka ayaa sabab khasaare isugu jira naf iyo maal kasi oo dhexmaray Ganacsatada labada dhinac
Gudoomiyayaasha Gobolka mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa Manta sheegay in ay ku guulaysteen heshiis hor udhac ah kaasi oo dib lagu furayo dhamaan suqa magalada Galkacyo.
Warbixintan Wariye Shaafici Cabdulqaadir Warsame ayaa Gaalkcyo Kaso diray
COMMENTS