Suuqyadda Khudaarta Puntland oo laga dareemayo khudaar yari (dhegayso)

Suuqyadda Khudaarta Puntland oo laga dareemayo khudaar yari (dhegayso)

Fatahadii Wabiga Jowhar ee Magaalada Baladweyne ayaa waxa uu sameen ku yeeshay Suuqa qudarta ee Magaalada Bosaaso kadib markii ay hakad gashay Qudaartii laga keenijiray Magaalada Baladweyne , waxaana sare ukac ku yimid qiimihii Qudaarta lakala siisanayay.

Raga iyo Haweenka ka ganacsada Qudaarta ee Fadhigooda uu yahay Suuqa Qudaarta ee Magaalada Bosaaso ayaa sidan ugawarbixiyay Saameenta ay ku yeelatay Ganasigooda hakadka ku yimid Qudaartii uga iman jirat Magaaladaasi Baladweyne .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com