SYL Hotel oo Garoowe laga furay (dhegayso)

SYL Hotel oo Garoowe laga furay (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland ayaa waxaa laga furay SYL Hotel oo ay hirgaliyeen ganacsato reer Puntland ah, furitaanka hotelkan oo qayb ka qaadanaya bilicda magaalada waxaa soo dhoweeyey maamulka iyo qaybaha bulshada ee Garoowe.

Hoos kadhegayso
Audio Player

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com