BAARDHEERE CAYNKAN AYAA CULIMADU U DIGRINAYSEY WALIGEEDBA | TAARIIKHDA BAARDHEERE: tagtadii hore illaa tan maanta la joogo | Baardheere Kuma Cusba oo caynka ayaa culimadu u digriyaysey waligeedba, wax ay ka midtahay inta wadaadadu asaaseen oo wali koraya. Dhismihii ugu horeyey wax uu ahaa Masaajidka Jaamaca ah | haddaba ka boggo bilaw illaa dhammaad Taariikhda Baardheere oo ogow fursadaha iyo caqabadah jira | warbixintan oo ah Taxanihii 4aad ee Baardheere waxaa soo jeedinaaya Mohamad Hassan Dhalo | Kaamiraduna waa Cabdinaasir Maansoor.
COMMENTS