Tacadiyada kufsiga oo Puntland siwayn kor ugu kacay sadexdii bilood ee lasoo dhaafay (dhegayso)

Tacadiyada kufsiga oo Puntland siwayn kor ugu kacay sadexdii bilood ee lasoo dhaafay (dhegayso)

Deegaanada Puntland ayaa waxaa kusoo badanaya tacadiyada kufsiga ee lagula kaco dumarka, waxaana sadexdii bilood ee lasoo dhaafay afar ka mid ah sagaalka gobol ee Puntland kaliya  ka dhacay 18-fal dambiyeed oo kufsi ah.

Siihayaha Xeer-ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland Maxammed Xareed Faarax ayaa  shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe waxaana uu ka warbixiyay tacaddiyada kufsi ee saddexdii bilood ee la soo dhaafay ka dhacay afar gobol oo kamid ah sagaalka gobol ee Puntland iyo sida loo maareeyey, iyadoona inta badan lagu dhameeyo qaab wada hadal ah oo ay ka galaan beelaha ay kasoo kala jeedaan qofka dhibka loo gaystay iyo midka gaystay.
Hoos kadhegayso warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com