Tafatiraha Guud ee Radio Daljir oo ka hadlay xariga wariyaal ka tirsan Daljir (dhegayso)

Tafatiraha Guud ee Radio Daljir oo ka hadlay xariga wariyaal ka tirsan Daljir (dhegayso)

Tafatiraha Guud ee Warbaahinta Daljir Cabdifataax Cumar Geedi ayaa ka hadlay xariga maanta lagu geeystay Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland Agaasimihii Radio Daljir Garoowe khadar Cawl ismaacil iyo Wariye Cabdiqani Fantastic.

Geeddi ayaa sheegay in sifo sharci darro ah lagu xiray wariyaashaas ayna cambaraynayaan,wuxuuna ugu baaqay Puntland in si deg deg ah loo sii daayo wariyaashas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com