TAGTADA GEDO & TIMAADADEEDA: WARAYSI GUDDOOMIYE CANJEEX – QAYBTII 1aad (daawo)

Guddoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed (Canjeex) ayaa warbaahinta Daljir uga warramaya xaaladda Gobolka Gedo ee maanta iyo tagtadii uu horay u soo maray | Cabdifataax Cumar Geeddi ayuu Gudoomiyuhu u warramay asaga oo ku sugan degmada Doolow ee Gobolka Gedo.