TALAALKA COVID-19 OO BUUHOODLE LAGA DAAHFURAY (daawo)

TALAALKA COVID-19 OO BUUHOODLE LAGA DAAHFURAY (daawo)

Wasaarada caafimaadka dowladda Puntland ayaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ka daahfurtay Talaaka cudurka Covid-19.

Gudoomiayah gobolka Cayn ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee qaata talaaka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com