Taliska Ciidanka Xoogga dalka & Qaramada midoobay oo ka wada hadlay la dagaalanka Alshabaab

Taliska Ciidanka Xoogga dalka & Qaramada midoobay oo ka wada hadlay la dagaalanka Alshabaab

Taliyaha Ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa la kulmay Annemarie Van den Berg, oo Qaramada u qaabilsan Waaxda Taageerada Hawlgalinta ee Qaramada Midoobay.

Waxay kawada hadleen sanduuqa tageerada Ciidamada xoogg dalka ee UNSOS, kala guurka amniga iyo Hawlgallada ka dambeeya ciidamada ATMIS siduu noqon lahaa iyo arimo kale oo muhiim u ah taageerada ciidamada xoogga Dalka.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliteed ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa uga mahad-celiyay UNSOS taageerada saadka iyo tababarada ay siiso Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com