Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland“ Dhididka kaaga baxaa Tababarka waxa uu yareeyaa dhiiga kaaga baxa dagaalka”(dhegayso)

Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland“ Dhididka kaaga baxaa Tababarka waxa uu yareeyaa dhiiga kaaga baxa dagaalka”(dhegayso)

Diiwaan galinta ciidamada Puntland ee noocyadooda kala duwan ayaa waxa ay ka socotaa gobolada Puntland,iyadoo loo samaynayo macluumaad dhamaystiran.

Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland Yaasiin Cumar Dheere ayaa sheegay in ay doonaayaan ciidan isku dhaf ah oo ka kala yimaada gobolada Puntland, kuwaas oo qaadan doona tababar dhamaystiran.

hadalakan ayuu ka sheegay xerada tababarka ciidamada ee Xorgoble ee degmada Qardho.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com