Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kormeeray taliska Hoggaanka Gaadiidka Boliiska iyo taliska Nabadgelyada Waddooyinka

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kormeeray taliska Hoggaanka Gaadiidka Boliiska iyo taliska Nabadgelyada Waddooyinka

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray taliska Hoggaanka Gaadiidka Boliiska iyo taliska Nabadgelyada Waddooyinka ee Traffico.

Kormeerka Taliyaha ee Qeybta Nabadgelyada Wadooyinka (Traffico) ayaa ku saabsan dardargelinta howlaha Shaqo ee bulshada loo hayo,

Taliyaha ayaa sheegay in ujeedka Kormeerku yahay in la tixgeliyo cabashada dadweynaha isla markaana la hubiyo Ciidanka inta shaqadu socoto, loona dulqaadandoonin wax kasta oo shaqada dhaawicikara sida muqaadaraadka iyo dhaqamada aan wanaagsaneyn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com