Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse oo Radio daljir la hadlayeey ayaa ka hadlay Amaanka Magaaladda Boosaaso,iyo siday amaanka u sugayaan ciidamadda Booliska.
Taliyaha ayaa ugu baaqay shacabka Boosaaso inay ciidamadda kala shaqeyaan soo gudbinta xogga la xiriira dambilayaasha ay arkaan.
COMMENTS