Taliyaha Ciidanka Somaliland Nuux Taani iyo wadahadalada DFS? (daawo)

Taliyaha Ciidanka Somaliland Nuux Taani iyo wadahadalada DFS? (daawo)

Taliyaha Ciidamadda Daraawishta ee gobalka Sanaag Maxamuud Maxamed Axmed oo shir Jaraa’id ku qabtay Badhan ayaa sheegay in taliyaha ciidanka Somaliland Nuux taani ee dhawaan uu ahaa mid u dagaal ku abuurayo,isago sheegay in nuux taani xiligan uu doonayo inuu Muqdisho tago oo wadahadalo u socdaan isaga iyo masuuliyin ka tirsan Dowladda somaaliya.

Ciidamaddi dhawaan ka goostay maamulka Somaliland kuna biiray Puntland ayuu hambalyo u diray,wuxuna ugu baaqay inay dhulkooda difaacan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com