Cabdiweli Jaamac Gorod Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaalkcyo ka hadlayaay ayaa ugu baaqay Maamuladda Puntland iyo Galmudug inay dhamaystiraan heshiiskii Nabadeed ee horrey labada dhinac u wadda gaaren.
Taliyaha ayaaa sheegay in Magaaladda Gaalkcyo ay u baahantahay Nabad buuxda,isago shacabka labadda dhinac ugu baaqay inay Nabadda mar walba ka shaqeyaan.
Dhegayso Codka Gorod
COMMENTS