Magaalada Gaoowe waxaa lagu qabtay maanta munaasibad ay xilalkii kula kala wareegayeen Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Puntland Muxiidiin Axmed Muuse iyo Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Puntland C/laahi Shire Dool .
Xilwareejinta ayaa ka dhacday xarunta Taliska qaybta Booliiska Puntland ee Garoowe ,waxaana ka soo qayb galay Wasiirka amniga Puntland Axmed C/laahi Yuusuf Dowladd .
Wariyaha Daljir ee magaalada Garoowe C/xakiin Xuseen Xasan ayaa soo jeedinaya warbixinta xilwareejinta .
Dhegayso.
Sawiro.
COMMENTS