Taliyaha Cusub ee Ciidanka Madaxtooyadda Muqdisho oo xilka la wareegay

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Madaxtooyadda Muqdisho oo xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee ururka 60Aad Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya Gashaanle Odowaa Yuusuf Raage iyo Abaadulaha ururka60Aad Ilaalada Madaxtooyada Laba xidigle Dayax Abdi cabdulle ayaa Maanta la wareegay Xilka ka dib markii dhawaan xilka laga qaaday Taliyihii ciidamada Madaxtooyadda Afcaddeeye.

Hoggaanka cusub ee Ciidamada Madaxtooyadda ayaa ah dhalinyaro , waxaana uu taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Madaxweyne Farmaajo ay isla garteen in dhalinyaro loo dhiibo Hoggaanka ciidamada xoogga.

Taliyeyaasha cusub ee dhalinyaradda ah ayaa dad badan waxa ay Aaminsan yihiin in ay waxbadan kusoo kordhin doonaan Shaqadda ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUurkanederland 6 years ago

    MADAXTOYADA SOMALIYA EE DHABBTA AH WAA XERADA XALANE MADAXWEYNAHUNA WA TUUGA MICHEAL KAETING.
    FARMAJANA WAA WARAABE U TAAG!=PRONOUN=MAGAC UYAAL!
    SOMALIYA WAA MASHRUUC.
    MICHEAL KAETING GO FUCK YOUR SELF

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com