Taliyaha Qeybta Booliska karkaar oo degmadda Xumbeys booqday (Daawo)

Taliyaha Qeybta Booliska karkaar oo degmadda Xumbeys booqday (Daawo)

Taliyaha qaybta gobolka karkaar G’sare Faarax Nuur Maxamed oo uu weheliyo taliyaha ciidanka madaxtooyada gobolka karkaar Cabdifataax warsame hiirad ayaa safar shaqo ku tagay degmada xumbays ee gobolka karkaar, ujeedada socdaalkaan ayaa salka ku haysa u kuur galida xaalada amnigga ee deegaanka iyo sidii loo sii xoojin lahaa wada-shaqaynta ciidamada amaanka iyo bulshada deegaanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com