Taliyaha Saldhigga Minjir Boosaaso oo daljir uga waramay Shaqaaaqo kadhacday saldhigas (dhegayso/daawo)

Taliyaha Saldhigga Minjir Boosaaso oo daljir uga waramay Shaqaaaqo kadhacday saldhigas (dhegayso/daawo)

Taliyaha saldhigga Miinjir ee Bosaso Xaamil Salaan Cismaan oo la hadlay radio Daljir ayaa sheegay shaqooqo kooban galabta inay dhacday oo la isku dayay in lagula baxo nabadoon Cabduqaadir Xarago oo saakay lagu xiray saldhigga, balse xabsiga dib loogu celiyay.

Inkastoo uu ka gaabsaday dambiga nabadoonka uu galay iyo cidda uu u xiranyahay, haddana waxaa uu sheegay in loo maray xarigiisa hab sax ah, balse wararka ayaa sheegaya nabadoonka in laga xiray kantoroolka Bosaso isagoo aan loo sheegin sababta xariggiisa,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com