War hadda Gaalkacyo naga soo gaaray wuxuu sheegayaa in ganacsade Jaxeer Muuse Nuuryare oo kamid ahaa gancsatada gobolka Mudug gaarigiisa qarax loogu xiray, uuna u dhintay qaraxa.
Waxaan waraysi kooban la yeelanay Taliye Adan Nuur Qaal, wuxuuna noo xaqiijiyey in Jaxeer oo kalgiis ahaa, uu ka soo baxay gurigiisa oo u dhow Yamayska, halkaasna ay asaga iyo gaarigiisii ku basbeeleen.
Hoos ka dhegayso
Diiwaanka wararka
Radio Dajlir
COMMENTS