Taliye Fu’aad Xanaano: “10 Burco ka Timid oo Daacish ah Baan Hadda Bossaso u Gudbinay”

Ciidamada Daraawiishta Puntland ee deegaanka Cawsane ee Gobolka Haylan ayaa gacanta ku dhigay 10 qof oo u socday kooxda Daacish ee ku sugan Buuraha Calmadow. Taliyaha aagga ayaa Daljir u sheegay in dadkan ay qabteen ciidamadu ay ka yimaadeen deegaanka loo yaqaan Beer ee Burco waxayna ahaayeen 8 rag ah iyo 2 dumar ah kuwaas … Continue reading Taliye Fu’aad Xanaano: “10 Burco ka Timid oo Daacish ah Baan Hadda Bossaso u Gudbinay”