Taliyaha qaybta booliska gobolka Karkaar ee Puntland Axmed Muuse Yuusuf (Jaqanaf) oo lahadlayey warbaahinta ayaa ugu baaqay dhalinyarada iyo qaybaha bulshada ee magaalada Qardho inay ciidanka booliska kala shaqeeyaan arrimaha ammaanka.
DHEGAYSO

COMMENTS