Taliye Xijaar oo kormeer ku tagay xarumaha ay Ergada gobolka Bari ku dooranayaan Xildhibaanada (daawo)

Taliye Xijaar oo kormeer ku tagay xarumaha ay Ergada gobolka Bari ku dooranayaan Xildhibaanada (daawo)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) oo maalmihii udambeeyay safar shaqo ku joogay Puntland ayaa maanta oo jimce ah kormeer shaqo ku tagay taliska qeybta gobolka Bari. Saldhiga bartamaha ee Boosaaso, Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso iyo dekeda

Safarka taliyaha ciidamada Booliiska ee Soomaaliya ayaa ee deegaanada Puntland ayaa salka ku hayay ukuur galista iyo xaqiijinta amniga xarumaha ay Ergadu ku dooranayso xildhibaanada cusub.

Wafdiga taliyaha Booliska Soomaaliya waxaa hor kacayay oo ku soo dhaweeyay Boosaaso taliyaha qeybta gobolka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo mar kii uu kormeerka soo dhamaaday Warbaahinta la hadlay.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com