Tartan Aqooneed loo qabtay Dugsiyadda Sare ee Qardho (dhegayso)

Tartan Aqooneed loo qabtay  Dugsiyadda Sare ee Qardho (dhegayso)

Maagaladda Qardho waxaa lagu qabtay Munasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay ,taas oo ku tartamayen Afarta dugsi ee ugu sareeya qardho,waxaana ka qayb galay Maamulka degmadda Qardho iyo Guddoonka Waxbarashadda Gobalka Karkaar.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan Qardho kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com