TARTAN IYO TACLIIN: Al-Furqaan Badhan Vs Caynu-Shamsi Galdogob

Sabti, Luuliyo 04, 2015 (Daljir) —Inkasto kulamo adag la ciyaaray habeenadii la soo dhaafay hadana caawa waxaa foodda is dari doona afar kamid ah iskuulada tartankan ka qayb-galaya.

Kulamada Dhacaya ayaa kala ah.

AlFarqaan Badhan Vs  Caynu-shami Galdogob

Baargaal Secondry  vs Boocame Secondry

 

Daljir Nasiib wacan ayey u rajaynaysaa dhamaan tartamayaasha

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com