Tartanka ciyaaraha gobalka Mudug oo Gaalkacyo ka socda iyo u diyaargaroowga koobka

Tartanka ciyaaraha gobalka Mudug oo Gaalkacyo ka socda iyo u diyaargaroowga koobka

Tartanka Degmooyinka Gobolka Mudug ayaa galabtii Tobonaad ka socda Garoonka Cawaale Stadium ee Magaalada Galkacyo. Tartanka waxaa galabta cayaaray Degmada Goldogob iyo Degmada Saaxo.

Cayaarta Galabta oo ahaa Kulan Kamida Afar dhamaadka Tartanka Koobka Degmooyinka Gobolka Mudug ayaa ku soo Gaba gaboobay Galdogob 1:0 Saaxo oo Degmada Goldogob ay noqotay degmadii ugu horraysay ee cayaarta kamadanbaysta iska xaadirisa.

https://www.facebook.com/DaljirMultimedia/posts/pfbid021XLGfarF8hqMJSaAMP7D7G8hLASNqyDYbTtdZaGVSrD5G6vZUbfPR24SqHX5y8u2l

Diiwaanka wararka | Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com