TAXANAHA GURYAHA & Dhulalka XOOGGA LAGU HAYSTO KOONFURTA SOOMAALIYATAXANAHA 3aad

TAXANAHA GURYAHA & Dhulalka  XOOGGA LAGU HAYSTO KOONFURTA SOOMAALIYATAXANAHA 3aad

TAXANAHA 3aad waa Dhulka R.A ee Muqdisho oo ka kooban 500 boos oo uu xoog ku haysto Yusuf madaale , Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

“Haddii sida ugu dhaqsiyaha badan Burcada duulanka ee Gudoomiye madaale wato aysan dhulkeena noogu baneyn wixii ka dhasha halkaas anakoo wiliba soomali oo dhana oo leh dhulkaas waa mid loo aayi doono yusuf madaalow “Dhibanayaasha R.A ayaa sheegay in Dhulkooda oo ku yaal Muqdisho uu xoog ku haysto Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yusuf Madaale

FG: Haddii guri, dhul ama beer xoog lagaaga haysto, fadlan la soo xiriir Daljir Media oo farriin DM ah nala qaybso, ama cabashadaada gaarsii xarunta Daljir ee kuugu dhaw.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com