Magaalada Muqdisho Maanta waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dowladda oo uu maal galinayo Bankiga Aduunka waxaa ka qayb galay Wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka ah, Agaasimayaal, Madaxda Guddiga shaqaalaha rayidka xubno matalayey Bankiga Dhexe iyo masuuliyiin ka socday xafiiska Ra’iisul wasaaraha
Hadaba Wasiiru Dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/laahi Xaamud ayaa warbaahinta u sheegay in kulanka uu yahay wargalin iyo xog la wadaagis Wasiirada cusub oo door ku leh mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dowladda.
DHEGAYSO
COMMENTS