Todobaadkan iyo halganka SSC-Khaatumo iyo xasiloonida deegaanada la xoreeyey

Todobaadkii aan soo dhaafnay magaalada Laascaanood iyo deegaanadii kale ee ciidamada difaaca SS-Khaatumo ay ku sugnaayeen ama ay hulaalayeen waxaa laga dareemayaa xasillooni kooban. Xasiloonida ayaa loo sababayaa roobabkii Gu’ga oo seegseeg ku noqday magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda, adkeeyeyna dhaqdhaqaaqa gaadiidka. Dhanka Somaliland oo ayagu mar kasta weerar ahaa, waxaa isku kaashaday roobabkii Gu’ga iyo … Continue reading Todobaadkan iyo halganka SSC-Khaatumo iyo xasiloonida deegaanada la xoreeyey