TRUMP, BARAKICINTA REER QASA & AQOONSI SOMALILAND?

TRUMP, BARAKICINTA REER QASA & AQOONSI SOMALILAND?

Maxay ahayd su’aasha Trump la weydiiyey markii uu ku jawaabay “Arrinkaas waa u kuurgalaynaa” oo dad badan u fasirteen aqoonsi Somaliland?

Su’aasha Trump la weydiidyey waxay ahayd, “Haddii Somaliland ay aqbasho shacabka laga barakicinayo Qasa, ma suurtagal baa in Mareykanku aqoonsado Somaliland?” Trump oo jawaabta ka warwareegaya waxa uu ku jawaabay, “Arrinkaas waa u kuurgalaynaa. Waa su’aal fiican, runtiina waa mid dhib badan.”

Haddii Mareykanka iyo Isra ay ku guulaystaan barakicinta shacabka reer Qasa, ma suurtagal baa in ummad kale oo Islaam ahi ay si toos ah uga qaybqaataan barakicinta la rabo in lala beegto shacabka reer Falastiin?

Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com