TRUMP OO AQBALAY JAWAABTA XAMAAS, AMRAYNA IN ISRAA’IIL AY DEGDEG U JOOJISO DUQEYNTA QASA
Trump ayaa qoraalka hoose hadda soo dhigay bartiisa iyo barta Aqalka Cad.
“Markaan arkay bayaanka ay hadda soo saareen Xa^maas, waxaan aaminsanahay inay diyaar u yihiin NABAD waarta. Israa’iil waa inay si degdeg ah u joojisaa duqeynta Qasa, si dadka la haysto aan si nabad ah oo dhakhso leh uga soo daadgurayno … arrinkaani wuxuu ku saabsanyahay NABAD muddo dheer la raadinayay oo Bariga Dhexe ka dhalata.” – Madaxweyne Trump.
Netanyahu ma ayidi doonaa amarka Trump? Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.
> Daljir Media


COMMENTS