Sida wararku sheegayaan waxaa la filayaa in la kala saxiixdo heshiiyo hore Sucuudiga loogu xirijiray aqoonsiga Israa’iil, laakiin hadda la filayo in la kala saxiixdo bilaa sharuud, weli se ma jiraan warar sugan.
Daljir isha ku hay oo la soco wararka dhabta ah ee booqashada Trump ee waddamada Khaliijka.
> Daljir Media
COMMENTS