Trump oo cuno qabatayn kusoo rogay dalka Venezuela

Trump oo cuno qabatayn kusoo rogay dalka Venezuela

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay fulinta cuno qabatayn dhaqaalle oo ka dhan ah dalka Venezuela, waxaana talaabadii ugu dambaysay ee lagu soo rogo madaxwayne Nicolas Maduro iyo dowladdiisa.

Go’aankan ayaa dhigaya in la joojiyay dhammaan hantida dowladda Venezueala ee Mareykanka iyo in masuuliyiinta loo diiday inay dhaqdhaqaaqooda xisaabeed uu shaqeeyo.

Trump ayaa ku tilmaamay go’aankan inuu qaadayo kadib markii Maduro iyo shaqsiyaadka xiriirka la leh ay ku tunteen xuquuqda aadanaha.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com