Hanjabaadaha Trump ee caawa waa kuwo uu la beegtay shidaalka Iran, asaga oo ku hanjabay in waddankii gata saliidda Iran ama wax kasta oo laga sameeyo saliidaas uu saarayo cunoqabateyn dhaqaale iyo mid bangi.
Hanjaabadda ayuu si dadban Trump ula beeganayaa Shiinaha oo gata in ka badan 90% saliidda Iran. Shiinaha iyo Mareykanka ayaan hadda wax ganacsi ahba uusanba ka dhexayn tariifo adag oo la isku rogay dartood.
> Daljir Media
COMMENTS