Trump oo ku guda jira lugtii saddexaad ee safarkiisa dalalka Khaliijka, horena u booqday Sucuudiga iyo Qadar ayaa saacad kahor ka degay Abu Dhabi, halkaas oo si diiran uu ugu soodhaweeyey Madaxweynaha Imaaraadka Shiikh Maxamed bin Sayid al-Nahyan iyo hoggaamiyayaasha Imaaraadka.
Daljir kala soco faahfaahinta safarka Trump ee Imaaraadka.
> Daljir Media
COMMENTS