Tuli Guuleed oo biloowday goosashada beeraha

Tuli Guuleed oo biloowday goosashada beeraha

Beeraleyda degmada TULI GUULEED ee gobolka FAAFAN ayaa markii ugu horreysay labo sano kabacdi maanta bilaabay goosashada beeraha. Tuli Guuleed ayaa muddadaas labada sano ah colaado iyo dullaano joogto oo ka imaanayey qowmiyadda Oromada aan waxba beeran, beerana u soo go’in.

Tuli Guuleed ayaa dhanka waxsoosaarka beeraha ah deegaanka ugu waxsoosaar badan Dowlad Deegaanka Soomaalida. Tallaabadan maanta ayaana la filayaa in ay horseedo sookabasho iyo kobac dhaqaale oo ka hanaqaada deegaanka.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com