Turkiga: “Dilkii Khashoggi waxaan u haynnaa caddaymo maqal iyo muuqaal oo naxdin iyo murugo leh”

Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan in Jamaal Khashoggi si xun loogu dhex dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbuul, laguna dilay amar dusha sare ka yimid iyo sida la malaynayo Amiir Maxamed bin Salmaan. Wararka illaa iyo shalay laga helayo sirdoonka Turkiga iyo kuwo ay maanta sheegeen saraakiil sare oo ka tirsan dowladda Turkiga, iyo … Continue reading Turkiga: “Dilkii Khashoggi waxaan u haynnaa caddaymo maqal iyo muuqaal oo naxdin iyo murugo leh”