Tuug ka dilaacday Bosaaso oo dhibaato ku haya xargaha korontada iyo baalayaasha layrarka cadceedda (dhegayso)

Tuug ka dilaacday Bosaaso oo dhibaato ku haya xargaha korontada iyo baalayaasha layrarka cadceedda (dhegayso)

Waxaa dhowaan magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari kusoo kordhay kooxo ka ganacsada maarta iyo biraha daxalaystay, kuwaasi oo boob ku haya xargaha korontada ee shirkadaha ka howlgala magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Dhedo oo ka hadlay arrinkan ayaa waxaa uu sheegay maamulka inuu la dagaalamayo dadka ku howlan arrintan, isagoona digniin u diray dadka

Dhanka kale Eng Cigaal Yaasiin Danla’aan oo ah agaasimaha waaxda laymanka ee wakaaladda Xoogga Korontada Eneeye ayaa ka codsaday kantoroolada magaalada Bosaso iyo dowladda inay joojiyaan ka ganacsiga maarta oo loo raro dalka Itoobiya

Waxaa uu sheegay kooxaha la baxa batariyada layrarka cadceedda ku shaqeeya inay ka iibsadaan gaadiidka candha meedlayaasha.

Hoos kadhegayso guddoomiye Dhedo

Hoos kadhegayso Eng Cigaal Yaasiin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com