Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo Madaxweyne Farmaajo qado-sharaf u sameeyay (dhegayso)

Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo Madaxweyne Farmaajo qado-sharaf u sameeyay (dhegayso)

Ugaas xasan Ugaas Yaasiin oo kamid ah Isimada magac ahaan ugu faca weyn Puntland ayaa maanta kulan qado sharaf ah waxa uu Bosaaso ugu sameeyay Madaxweynaha DFS,  Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo, Madaxweyne Gaas, Isimo, iyo madaxda Puntland.

Dhegayso

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com