Uganda oo beenisay in ay hoy siineyso dadka Mareykanku soo masaafuriyey

Uganda oo beenisay in ay hoy siineyso dadka Mareykanku soo masaafuriyey

War Aqalka Cad ee Mareykanku uu hore u sheegay oo ahaa in ay heshiis la gaareen Uganda ayna aqbali doonto dadka ay masaafuriyaan ayaa maanta waxaa beeniyey dawladda Uganda.

Ugaanda oo ah saaxiib dhow oo Maraykanka ee Bariga Afrika ayaa sheegtay in ay martigelisay ku dhawaad laba milyan oo isugu jira qaxooti iyo magangelyo-doon, kuwaas oo badankoodu ka yimid dalalka deriska la ah sida Congo, Koonfurta Suudaan, iyo Suudaan, sidaas darteed Uganda maba heli karto meel ay degaan oo lagu hayo dad Mareykan laga soo masaafuriyey.

Wararkan is khilaasfan lama hubo kan run ka noqon doona, laakiin Uganda oo diida amar Washington kaga yimid weli lama hayo.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com