Dowladda Uganda ayaa Soomaaliya u soo diraysa ciidamo gaaraya 160 Askari dabayaaqadda bisha soo socota ee July sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada Uganda ee kusugan gudalaha dalka.
Ciiddan ayaa la sheegay in loo tababaraya Hawlaha Nabad-ilaalinta muddo hal sanno ah, kaasi oo u bilowday bishii June 19-dii ee sannadkii hore, waxaana loo soo gebagebeyn doonaa maalinta berrito oo ay bisha june tahay 23-ka.
Sawiro.
COMMENTS