Kulan ay isugu yimadeen ururada Bulshada Rayidka ee Gobalada dhexe Magaaladda Cabudwaaq ayaa waxay ku tageereen Go’aankii dowladda dhexe ay ugu dhiibtay Etoobiya Cabdikareem Qalbidhagax oo kamid ahaa Jabhadda ONLF.
Cumar Lakiman oo Ku sugan Xarunta Daljir Cabudwaaq Ayaa Warbixintan kaso diray halkaas.
COMMENTS