Annigoo ah Gudoomiyaha Urur-siyaasadeed Runta iyo Caddaaladda (RUNCAD) waxaa Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacabka reer Eyl oo caawa ku guulaystay inay dhistaan maamulkii ay soo doorteen.
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynayaa masuuliyiinta la doortay, waxaana alle uga baryayaa si ay u guulaysteen caawa inay ugu guuleestaa hawlaha loo doortay.
Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan masuuliyeenta juhdiga galiyey in maamulkaas dhismihiisa caawa lagu guuleesto.
COMMENTS